Department of Health

Tuberculosis treatment in the Somali language

Daawaynta Qaaxada (TB-da) Daawaynta TB-da waxay qaadataa ugu yaraan lix bilood hase ahaatee waxaa laga yaabaa in loo sii baahdo ilaa sagaal bilood iyo mararka qaarkoodba ka sii badan. TB-da waa la daawayn karaa badiba xaaladaha oo dhan ayadoo la qaato daawooyinka kuurada daawaynta oo dhammaystiran, sida uu kuu qoray dhakhtarkaagu. (Tuberculosis treatment in the Somali language with English translation. TB treatment takes at least six months but it may be required for up to nine months and sometimes even longer. TB can be cured in almost all cases by taking the medications for the full course of treatment, as prescribed by your doctor.)

Details

Topic
Health translations
Date published
06 Jun 2013
Size
2 pages
Author
Department of Health & Human Services
Language
Somali
Update frequency
Annual
Available format
PDF

Reviewed 07 June 2013

Was this page helpful?